Welcome to the Official Portal for the City of Columbus, Ohio


10 point text size 12 point text size 14 point text size
Columbus Health Department header
Health Department Home This is a breadcrumb arrow
HEALTH DEPARTMENT
 Columbus Public Health
 About the Columbus Health Department
 Job Opportunities
 Directory of Services
 Health Care Professionals
 News
 Community Health Resource Center

PROGRAMS & SERVICES
Directory of Services
Directorio de Servicios (Spanish)
Hayadaha Adeega (Somali)

Health Information Links

Health Topics A - Z
Health Data & Reports
Healthy Lifestyles
Resource Center

Waaxda Caafimadka Kolombus Printer Friendly version of this page

Immigrant Services - Somali

WAAXDA CAAFIMADKA

  • Waaxda Caafimadka Kolombus
  • Waxii ku sabsan Waaxda Caafimadka Kolombus
  • Forsad Shaqo
  • Hayadaha adeega
  • Qof Xirfad u leh Daryeelka Caafimadka
  • Akhbaarta ugu Dambeysa ee Cusub
  • Xarunta Habka Caafimaadka bulshada

 BARNAAMIJKA IYO SHAQOOYINKA

 Xarunta Habka (Xeelada) Caafimadka Bulshada

  • Mawduca Caafimada Ee “A – Z”
  • Qalabka fiidyowga, Buugaqta Warbixinta
  • iyo Faafin= (Warbaahin Samayn)

 Shaqooyinka Qaxootiga

Waaxda Caafimadka Kolombus waxay daacad u noqosho ugu tahay iney siiso ama bixiso adeeg qiimo heer-sare ah Dadka Degaanka ku ah Kolombus iyo Franklin County.

Rajo-deenu waxay tahay dhamaan adeegyada waa mid ay bixiyaan qof xirfad u leh iyo friendly way, iyo in la tixgaliyo luuqadaha kala duwan iyo dhaqanada dadka degaanka ku ah.

Waxaad xaq u leedahay inaad hesho turjumaan.

Waxaad heli kartaa in lagaaga turjumo adeegyada caafimaadka oo dhan, arag qof u shaqeeya waaxda caafimaadka si uu kaaga caawiyo arrintada.

Haddii aadan ku hadleyn ama aadan fahmayn English fiican oo kuugu filan ee aad rabto inaad qaadato adeeg caafimaad oo dhameystiran, shaarcigu wuxuu sheegaya inaad xag u leedahay inaad hesho qof xirfad u leh turjumanka luqada  shaqadaas  ama adeegasi diyaar ayaa lagula yahay.

  • Lacag lagama doonayo/rabo
  • Fah-fahin la qoray ee aad u baahato adeega aad dooneyso waxaa jira mid la turjumay.
  • Haddii aad diido adeega qofka xirfada u leh turjumanka, waxaad isticmaali kartaa qof kuu turjuma oo qoyskaga ka mid ah ama saxiib.
  • Ma isticmaali kartin inuu kuu turjumo cunnug dadiisu ka yar tahay 18-jir.

Waaxda Caafimadka Kolombus waxay diyaar kula tahay ama ay ku siineysa. Adeega daryeelka caafimaad kala duwan oo balaaran isuguna. Jira Carruurta iyo dadka-waaweyn sida si la mid ah waxay qabataa shaqada cadeynta shahadada dhalashada qof-waliba ee kunool Kolombus iyo Franklin County iyo Caddeynta Shahada Dhimashada kuwaas oo ku dhintay Kolombus iyo Franklin County.

Waaxda Caafimaadka Kolombus waxay kalo diyaar ula tahay jaaliyadaha kala duwan adeeg caafimaad oo isugu jira tusaale ahaan, war-bixinta qaninka xayawaanka iyo xukumida kaneecada. Haddii aad ku fikireyso inaad furato baar/maqaayad yar ama weyn, la xirir qeybta shati bixinta iyo ilaalinta cuntada, ee liiska Adeegyada waaxda.

Adeegyada xiriirka buuxa waxay ku turjuman yihiin Somali iyo Spanish. Fadlan dib-u fiirso xiriirka adeegyada, sidaa darted waxaad heleysaa fursad aad kaaga faaiideysato adeegyada aynu bixino.

Taleefoonadan waxaa laga yaaba inaad u bahnaan-doonto

Magacyada $ taleefoonada soo socda waa mid dheerad ah ururkan jaliyadaha waxaa laga yaaba iney ku caawiyaan:

  • Asian American Community Services: (614) 220-4023
  • Community refugee/Immigrant Services: (614) 235-5259
  • Franklin County Jobs 7 Family Services: (614) 462-4000
  • Jewish Family Servies: (614) 231-1890
  • Ohio Hispanic Coalition: (614) 840-9934
  • Somali Community Asociation of Ohio: (614) 262-4068
  • Somali Women's and Children's Alliance: (614) 473-9999

Return to the top of the page
Copyright 2004  the City of Columbus, Ohio, all rights reserved.